QUR'AAN               HEESO                                     

 
I love u My Dear Mama
  
 
 
Maahmaaho: qore dhagadile or fanaanka
   

maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Somalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay. Waxaase la moodaa in dhalinyarada qurbaha u soo dhooftay ama ku barbartay aanay aqoon u lahayn habka loo istimaalo iyo meelaha ay ku haboontahay in la galiyo toona. Sidaa daraadeed ayay u ektahay inay gabaabsi yihiin oo leyska dhaafay isticmaalkeedii, waase nasiib daro sababtoo ah maahmaahdu waa udub dhexaadkii suuganteena.

 
Maahmaahyo Eray Eray u kala soocan

 
 
 
       Erayga C        
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 
Image by FlamingText.comImage by FlamingText.com

Welcome To FaNaaNKa Online

 

Your Banner

 

 
ISKA DAWO
shbl.gif

calan.gif

Qolabaa Calankeedu waa ceynoo , Annagaa keenu waa cirkoo kala ee aan caadna laheyn een caashaqayee.

 
 
 
 

 

 

SHEEGO BAAN
shego_bishara1.jpg

   Cumar DhuuleGuji             

  Maxamed MoogeGuji         

Maxamed saleebaanGuji

Xasan Aadan SamatarGuji

Maxamed Axmad KulucGuji      

Hibo MaxamadGuji   

Hibo MaxamadGuji   

cumar shooliGuji

Sahra Axmad Jaamac Guji

MagoolGuji 

MaandeeqGuji

Faysal CumarGuji

Khadra DahirGuji

ShankaroonGuji 

Axmad MoogeGuji

Saynab Cigge Guji  

Maxamed yusufGuji 

Sahra SiyaadGuji  

 Geesi iyo hanad baa
La gaboodsadaa
Rag ninkii wax garadaa
La gar waaqsadaa
Waa nin gala abaaloo
Gudi kara wanaagoo
Samo kugu gargaree
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan kaa go'ee
Aan kaa go'ee


Galad iyo ayaan baa
Lagu guursadaa
Talo aad gorfaysaa
Geed lala tagaa
Runta laga garaabaa
Layskuma gayaxa oo
Gees lagama eegee
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsaha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan ka go'ee
Aan ka go'ee


Gaban maayo aniguye
Adaan kuu go'ee
Jacaylbaa I gooyee
Adna ii garaw
Haygu noqonin
Geed adag
Aan go'I karaynoo
Gacmaa daalinaayee
Gar eexiyo
Adoon godob u malayn
Hawsaha ila gal
Ama gooni noqoo
Aan ka go'ee
Aan ka go'ee





 



 

 

.

1

dhago1.jpg

dhagadile.jpg

GABAYADA

   
                           
GABAYADA MAANTA
 
 
 
 
 
 
 
 

 

              Gacmadheere

              Xaji Dalaayad

                Maxamad Xaashi

fadal

GABAYGII (OOMAAR NUUR)


Gabay inaan wada hantaan moodayee halal miyaa i seegay
Reer Maaxa heel yaal miyaa miimka ka higaadshay

Gabaygii Oomaar Nuur oo aanan wada hayn waa kan:

Dagaal iyo belo ayaa reer Gadiid loogu dawgalaye
Xuseen iyo dirkiisi ayaan arani dib uugu laabnayne
Reer Diiriye iyo Xaajiga ayaan dirir aloosayne

Hadduu adhi dalaandalinayaa dumar la moodkiiye
Qabiilkaan dugso lahaa sidii deero kala yaacye
Deegaan ma raacine baqay dib ugu jiiteene

Waxa se ii dana Bulaalow anoo duqa ku siistaaye
Maroodiga duqoobaa wabuu dul uga meeraaye
Adigiyo Cismaan baan dayaye wwan durki lahaaye

Doy kama sokeeyeen haddaan dacalka lay hayne




 

 


 

 
 
 
Walaalayaal Wali Waxaa Kusocota Dhismo
Ee Iga RaaLi Ahaada